Shiikh Shaakir:” Koonfur Galbeed waa Galmudug, Galmudugna waa Koonfur galbeed”

Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa si kulul u beeniyey warar 24-kii saac ee la soo dhaafay qabsaday baraha bulshada iyo warbaahinta Soomaalida oo sheegayey  in magaalada Dhuusamareeb laga masaafurinayo dadka ka soo-jeeda beelaha Digil iyo Mirifle. Sheekh Shaakir waxaa uu sheegay inuusan jirin amar noocaas ah oo ka soo baxay xafiiskiisa ayna been abuur yihiin wararka … Continue reading Shiikh Shaakir:” Koonfur Galbeed waa Galmudug, Galmudugna waa Koonfur galbeed”